Yeremyaah 3:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana waxaa Rabbigu igu yidhi, Boqortooyadii Israa'iil ee dib u noqotay way iscaddaysay inay ka xaq badan tahay boqortooyada Yahuudah ee sirreyda ah.

Yeremyaah 3

Yeremyaah 3:6-15