Yeremyaah 29:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, isagu cid buu noogu soo diray Baabuloon, oo wuxuu yidhi, Maxaabiisnimadiinnu waa muddo dheer, haddaba guryo dhista, oo ku hoyda, oo beero beerta, oo midhahoodana cuna.

Yeremyaah 29

Yeremyaah 29:18-32