Yeremyaah 29:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxaad tidhi, Rabbigu wadaad buu kaaga dhigay meeshii wadaadkii Yehooyaadaac inaad saraakiil u noqotaan guriga Rabbiga iyo inaad xabsi ku riddid oo aad silsilado ku xidhid nin kasta oo waalan oo nebi iska dhigaba.

Yeremyaah 29

Yeremyaah 29:19-32