Yeremyaah 29:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

(Taasu waxay ahayd markii Boqor Yekonyaah, iyo boqoraddii hooyadiis ahayd, iyo bohommadii, iyo amiirradii dadka Yahuudah iyo Yeruusaalem, iyo saanacyadii, iyo birtumayaashiiba ay Yeruusaalem ka tageen dabadeed.)

Yeremyaah 29

Yeremyaah 29:1-8