Yeremyaah 29:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga ciidammadu wuxuu ka leeyahay, Bal ogaada, waxaan korkooda ku soo dayn doonaa seef, iyo abaar, iyo belaayo, oo waxaan iyaga ka dhigi doonaa sida midho berde oo qudhmay oo xumaantooda aawadeed aan innaba la cuni karin.

Yeremyaah 29

Yeremyaah 29:7-24