Yeremyaah 29:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Markii toddobaatan sannadood Baabuloon loo dhammeeyo dabadeed ayaan idin soo booqon doonaa, oo waxaan idiin oofin doonaa eraygaygii wanaagsanaa, oo halkan dib baan idiinku soo celin doonaa.

Yeremyaah 29

Yeremyaah 29:1-16