Yeremyaah 28:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaas Nebi Yeremyaah baa la hadlay Nebi Xananyaah iyadoo ay wada joogaan wadaaddadii iyo dadkii guriga Rabbiga dhex taagnaa oo dhammu.

Yeremyaah 28

Yeremyaah 28:1-11