Yeremyaah 28:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Tag, oo waxaad Xananyaah ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu kugu leeyahay, Adigu waxaad jebisay harqoodkii qoriga ahaa, laakiinse waxaad meeshiisa ka yeelan doontaa harqood bir ah.

Yeremyaah 28

Yeremyaah 28:8-14