Yeremyaah 27:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Iyaga waxaa loo qaadan doonaa Baabuloon, oo halkaasay oolli doonaan ilaa maalinta aan soo booqan doono, oo dabadeedna waan soo qaadi doonaa oo meeshan baan ku soo celin doonaa.

Yeremyaah 27

Yeremyaah 27:14-22