Yeremyaah 27:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Rabbigu wuxuu leeyahay, Quruuntii qoorteeda ka hoos marisa harqoodka boqorka Baabuloon inay isaga u adeegto aawadeed, taas dalkeedaan ku dayn doonaa, oo beeraheeday sii fali doontaa, wayna sii degganaan doontaa.

Yeremyaah 27

Yeremyaah 27:5-15