Yeremyaah 27:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bilowgii boqornimadii Yehooyaaqiim ina Yoosiyaah oo boqor ka ahaa dalka Yahuudah ayaa erayganu Yeremyaah xagga Rabbiga uga yimid, isagoo leh,

Yeremyaah 27

Yeremyaah 27:1-6