Yeremyaah 26:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waxaa kaloo jiray nin magaca Rabbiga wax ku sii sheegay, waana Uuriyaah ina Shemacyaah oo ahaa reer Qiryad Yecaariim, oo isna wuxuu magaaladan iyo dalkanba ka sii sheegay wax erayada Yeremyaah oo dhan waafaqsan.

Yeremyaah 26

Yeremyaah 26:18-24