Yeremyaah 26:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba jidadkiinna iyo falimihiinnaba hagaajiya, oo codka Rabbiga Ilaahiinna ah addeeca, oo Rabbiguna wuu ka soo noqon doonaa masiibadii uu idinkaga hadlay.

Yeremyaah 26

Yeremyaah 26:11-14