Yeremyaah 25:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse ima aydaan dhegaysan, ayaa Rabbigu leeyahay, si aad shuqullada gacmihiinna igaga cadhaysiisaan, oo ay waxyeello idiin soo gaadho.

Yeremyaah 25

Yeremyaah 25:6-16