Yeremyaah 25:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay yidhaahdeen, Midkiin kastaaba haatan jidkiisa ha ka soo noqdo, oo sharka falimihiinnana ka noqda, oo waxaad iska dhex degganaataan dalkii Rabbigu idinka iyo awowayaashiinba weligiin iyo weligiinba idin siiyey.

Yeremyaah 25

Yeremyaah 25:2-15