Yeremyaah 25:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo boqorrada woqooyi oo dhan, ku fog iyo ku dhowba, kan iyo kaasba, iyo boqortooyooyinka dunida ee dhulka joogo oo dhan, oo iyaga dabadoodna waxaa cabbi doona boqorka Sheeshag.

Yeremyaah 25

Yeremyaah 25:16-34