Yeremyaah 25:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, iyagaba waxaa addoonsan doona quruumo badan iyo boqorro waaweyn, oo waxaan iyaga u abaalmarin doonaa siday falimahoodu ahaayeen, iyo siday shuqullada gacmahoodu ahaayeen.

Yeremyaah 25

Yeremyaah 25:4-22