Yeremyaah 24:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan ka dhigi doonaa inay boqortooyooyinka dunida oo dhan hor iyo dib ku dhex rogrogmadaan, oo meelaha aan iyaga u kaxayn doono oo dhanba waxay ku noqon doonaan cay iyo maahmaah iyo halqabsi iyo habaar.

Yeremyaah 24

Yeremyaah 24:4-10