Yeremyaah 24:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dambiilaha midkood waxaa ku jiray berde aad u wanaagsan, oo la moodo sidii midho berde oo hore u bislaaday, oo dambiisha kalena waxaa ku jiray midho berde oo aad u xun, oo xumaantooda aawadeedna aan innaba la cuni karin.

Yeremyaah 24

Yeremyaah 24:1-10