Yeremyaah 23:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbiga warkiisa culusna mar dambe kama aad hadli doontaan, waayo, nin walba eraygiisaa war culus u noqon doona, maxaa yeelay, idinku waxaad qalloociseen erayadii Ilaaha nool oo ah Rabbiga ciidammada oo ah Ilaahayaga.

Yeremyaah 23

Yeremyaah 23:29-38