Yeremyaah 23:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Nebigii riyo arkay, riyadiisa ha sheego, oo kii eraygayga maqlayna si daacad ah eraygayga ha u sheego. Buunshaha iyo sarreenka bal maxaa u kala dhexeeya?

Yeremyaah 23

Yeremyaah 23:18-33