Yeremyaah 22:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ninkan Konyaah ahu ma dheri jabay oo la nacay baa? Ma weel aan la doonayn baa? Bal maxaa isaga iyo farcankiisiiba loo tuuray, oo maxaa loogu dhex xooray dal ayan innaba aqoonin?

Yeremyaah 22

Yeremyaah 22:27-30