Yeremyaah 22:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan kuu gelin doonaa gacanta kuwa naftaada doondoonaya, iyo gacanta kuwa aad ka baqaysid, oo ah Nebukadresar oo boqorka Baabuloon ah, iyo reer Kaldayiin.

Yeremyaah 22

Yeremyaah 22:17-29