Yeremyaah 22:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxaad tidhaahdaa, Boqorka dalka Yahuudah ee carshiga Daa'uud ku fadhiyow, bal erayga Rabbiga maqal, adiga iyo addoommadaada iyo dadkaaga irdahan soo galow, wada maqla.

Yeremyaah 22

Yeremyaah 22:1-12