Yeremyaah 22:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo yidhaahda, Anigu waxaan dhisan doonaa guri ballaadhan iyo qolal waaweyn, oo daaqado samaysta, oo saqafkiisa hoose ka dhiga qoryo kedar ah, oo rinji cas mariya.

Yeremyaah 22

Yeremyaah 22:13-23