Yeremyaah 21:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkanna waxaad ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, waxaan idin hor dhigayaa jidka nolosha iyo jidka geerida.

Yeremyaah 21

Yeremyaah 21:1-12