Yeremyaah 21:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Ogaada, col baan idinla ahay, kuwiinna dooxada iyo dhagaxa bannaanka deggan ee yidhaahda, Bal yaa nagu soo dhaadhici kara, amase yaa rugtayada soo geli kara?

Yeremyaah 21

Yeremyaah 21:10-14