Yeremyaah 21:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Wejigaygaan magaaladan ugu jeediyey inaan masiibo ku sameeyo ee ma aha wanaag. Waxay gacanta u geli doontaa boqorka Baabuloon, oo isna dab buu ku gubi doonaa.

Yeremyaah 21

Yeremyaah 21:3-14