Yeremyaah 20:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintii dambe Fashxuur ayaa Yeremyaah jeebbooyinkii ka soo bixiyey. Markaasaa Yeremyaah isagii ku yidhi, Rabbigu magacaaga uguma yeedhin Fashxuur, laakiinse wuxuu kugu magacaabay Maagoor Misaabiib.

Yeremyaah 20

Yeremyaah 20:1-12