Yeremyaah 2:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Awowayaashiin maxaa xaqdarro ah oo ay iga heleen oo ay iiga fogaadeen, oo ay waxyaalaha aan waxtarka lahayn u raaceen, oo ay waxmatarayaal u noqdeen?

Yeremyaah 2

Yeremyaah 2:1-10