Yeremyaah 2:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer binu Israa'iil wuxuu Rabbiga u ahaa quduus, iyo midhihii ugu horreeyey ee beergooyskiisii, oo kuwii isaga cunay oo dhammu eed bay lahaayeen, oo masiibo baa iyaga ku soo degtay, ayaa Rabbigu leeyahay.

Yeremyaah 2

Yeremyaah 2:1-9