Yeremyaah 2:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Cagahaaga kabola'aan ka dhawr, oo hungurigaagana harraad ka dhawr, laakiinse waxaad tidhi, Rajo ma leh innaba, waayo, waxaan jeclaaday shisheeyayaal, oo iyagaan iska daba gelayaa.

Yeremyaah 2

Yeremyaah 2:22-30