Yeremyaah 2:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidee baad u odhan kartaa, Anigu ma nijaasoobin, oo Bacaliimna ma raacin? Bal fiiri socodkii aad dooxada ku martay, oo garo wixii aad samaysay. Waxaad tahay qaalin geel oo dheeraysa oo warwareegta,

Yeremyaah 2

Yeremyaah 2:16-32