Yeremyaah 19:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo magaaladanna waxaan ka dhigi doonaa cidla laga yaabo iyo wax lagu foodhyo, oo mid kasta oo ag maraaba wuu ka yaabi doonaa oo ku foodhyi doonaa belaayooyinkeeda oo dhan aawadood.

Yeremyaah 19

Yeremyaah 19:2-13