Yeremyaah 19:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay dhiseen meelaha sarsare ee Bacal inay wiilashooda dab ku gubaan oo ay Bacal qurbaanno la gubo ugu bixiyaan, taasoo aanan ku amrin, oo aanan ku hadlin, oo aan innaba qalbigayga soo gelin.

Yeremyaah 19

Yeremyaah 19:1-10