Yeremyaah 18:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

haddii dadka quruuntaas aan ka hadlay ay sharkooda ka soo noqdaan, aniguna waan ka soo noqon doonaa masiibadii aan ku fikiray inaan ku sameeyo.

Yeremyaah 18

Yeremyaah 18:1-11