Yeremyaah 18:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii weelkii uu dheryasameeyuhu dhoobada ka samaynayay gacantiisii ku kharribmay ayuu dheryasameeyihii haddana weel kale sameeyey sidii isaga la wanaagsanayd.

Yeremyaah 18

Yeremyaah 18:3-6