Yeremyaah 18:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wanaag miyaa loogu abaalgudaa shar? Waayo, iyagu god bay u qodeen naftayda. Bal xusuuso inaan hortaada u istaagay inaan iyaga aawadood wanaag kaa baryo, iyo inaan cadhadaada iyaga ka leexiyo.

Yeremyaah 18

Yeremyaah 18:19-22