Yeremyaah 18:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse iyagu waxay leeyihiin, Taas ha ka yaabin, annagu waxaannu iska daba soconaynaa hindisooyinkayaga, oo midkayo kastaaba wuxuu samayn doonaa caasinimada qalbigiisa sharka ah.

Yeremyaah 18

Yeremyaah 18:7-22