Yeremyaah 17:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Rabbigu wuxuu leeyahay, Haddaad aad ii maqashaan, oo aydaan maalinta sabtida innaba rar soo gelin irdaha magaaladan, laakiinse aad maalinta sabtida quduus ka dhigtaan, oo aydaan maalintaas innaba wax shuqul ah samayn,

Yeremyaah 17

Yeremyaah 17:17-27