Yeremyaah 17:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu igu yidhi, Tag oo waxaad istaagtaa iridda dadka oo ay boqorrada dalka Yahuudah ka soo galaan kana baxaan, iyo weliba irdaha Yeruusaalem oo dhanba.

Yeremyaah 17

Yeremyaah 17:18-22