Yeremyaah 17:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, rajadii reer binu Israa'iilow, kuwa kaa taga oo dhammu way wada ceeboobi doonaan. Kuwii iga taga dhulkaa lagu qori doonaa, waayo, waxay ka tageen Rabbiga ah ishii biyaha nool.

Yeremyaah 17

Yeremyaah 17:5-18