Yeremyaah 16:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaad dadkan u sheegtid erayadan oo dhan oo ay kugu yidhaahdaan, Bal maxaa Rabbigu noogaga hadlay masiibadan weyn? Amase waa maxay xumaantayadu? Amase waa maxay dembigii aannu Rabbiga Ilaahayaga ah ku samaynay?

Yeremyaah 16

Yeremyaah 16:3-20