Yeremyaah 15:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaan dadkan kaaga dhigi doonaa derbi adag oo naxaas ah. Way kula diriri doonaan, laakiinse kaama ay adkaan doonaan innaba, waayo, waan kuula jiraa inaan ku badbaadsho oo aan ku samatabbixiyo.

Yeremyaah 15

Yeremyaah 15:11-21