Yeremyaah 15:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, Ilaaha ciidammadow, erayadaadii waa la helay, oo waan cunay, oo erayadaadu waxay ii ahaayeen farxaddii iyo rayrayntii qalbigayga, waayo, magacaagaa la iigu yeedhaa.

Yeremyaah 15

Yeremyaah 15:7-21