Yeremyaah 14:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwooda waaweyn ayaa yaryarkooda biyo u soo dira, oo waxay yimaadaan ceelasha, biyona kama ay helaan, oo weelashooda oo madhan ayay dib ula soo noqdaan, oo intay ceeboobaan oo qasmaan ayay madaxa hagoogtaan.

Yeremyaah 14

Yeremyaah 14:1-10