Yeremyaah 14:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaan duurka tago waxaan arkaa kuwa seef lagu laayay, oo haddaan magaalada galona waxaa arkaa kuwa gaajo la buka, waayo, nebiyadii iyo wadaaddadiiba dalkay ku dhex warwareegaan iyagoo aan aqoon lahayn.

Yeremyaah 14

Yeremyaah 14:14-21