Yeremyaah 13:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan Webi Yufraad tegey, oo intaan qoday ayaan guntigii ka soo bixiyey meeshii aan ku qariyey, oo bal eeg, guntigii wuu ba'ay, oo waxba ma taraynin.

Yeremyaah 13

Yeremyaah 13:1-10