Yeremyaah 13:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad qaadataa guntigii aad soo iibsatay oo haatan dhexda kuugu xidhan, oo kac, oo waxaad tagtaa xagga Webi Yufraad, oo halkaas ku qari dhagaxa weyn godkiisa.

Yeremyaah 13

Yeremyaah 13:1-9