Yeremyaah 13:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Tanu waa qaybtaada oo ah intii aan kuu qiyaasay, maxaa yeelay, waad i illowday, oo been baad isku hallaysay.

Yeremyaah 13

Yeremyaah 13:16-27